Kulan lagaga Arinsanayay sidii Dhaqaale loogu ururin lahaa Suuqii Gubtey ee Waaheen ayaa ka dhacay London. Kulanka oo ay soo abaabuleen Jaaliyada UK ee London iyo Safaarada Somaliland ee UK.