Kulankii iyo soo dhawayntii xalay aanu layeenalay Safiirka Somaliland ee USA mudane Bashiir Good wuxuu ahaa mid aad uqiimo badan, Mahad gaara waxaa leh Gudida SSUK ee soo qaban qaabisay kulankaas.